Awlax
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-xyo, m.dh)1. Mindi aad u weyn o geela lagu qalo. 2. Jaad warmaha ka mid ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga awlax ↴
sawlax | sawlax | sawlaxid | shawlax | shawlaxo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg