axaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Arrin iwm wax la axaray ahaansho. ld axran.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh axaran

axarnaan [m.f.dh]
eeg axaran. ld axarnaansho, axranaan, axranaansho.

axran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld axaran.

axranaan [m.f.dh]
ld axaranaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg