Ayaamo
Qaabnaxa: Magac Dheddig Wadar | Noun Feminine Plural Isrogrogga:1. Duulal la rumaysanyahay in ay dadka ku ridaan cudur lagu daaweeyo ciyaaro, xoolo la qalo iyo udug. 2. eeg ayaan².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga ayaamo ↴
caarood | qandhada deng |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg