ayid
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-day, -dday)

Arrin, figrad iyo go'aan taageerid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ayid

saayid [m.l]
S. ah: wax dheeraad ah. ld saa'id¹.

saayid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Wax kordhid. ld saa'id².

saayidcalayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saayidcalee. ld saa'idcalayn.

saayidcalee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Ka s.: cid ka gacan sarreyn. ld saa'idcalee.

saayidi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Wax tiradooda kordhin. ld saa'idi.

saayidid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saayid². ld saa'idid.

saayidin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg saayidi. ld saa'idin.

taageere [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Qof wax ayida ama taageera; ayidsane. ld teegaare.

waayid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg waa². ld waayis.

yacayid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yacay².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg