Baabillooma

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

(daaw.) Soobax ku yaalla maqaarka ama xuub malaaska, sida ilmosidaha dhexdiisa.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baabillooma


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg