baacso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

Wax cararaya ceyrsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baacso

baacsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg baacso. ld baacsad, baacsi. baacso, baacsad, baacsi

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg