Baacug
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-gyo, m.dh)1. Caloosha dhasha xoolaha aan weli abaabin. 2. Caano la adkeyey oo lagu daray wax dhanaan; farmaajo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baacug ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg