Baadi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. (m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm. 2. Qof ka weecday waddada toosan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baadi

yabooh | yaboohi | baadibixiye | baadibooliye | baadicarar | baadid | baadid | baadiddoon | baadiddoon |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg