Baahan

Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-hnaa, -hnayd)

1. Wax baahi hayso ahaansho (nafley). 2. U b.: wax wax u mucurtaysan ahaansho.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baahan

oofo | oomman | orgeysan | orgoo | qaanqaami | qaaraan | qaaraan | tabsan | xafaare |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg