Baahnow
Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-naaday, -naatay)U b.: qof baahan noqosho. Tus. “Ebedkiisa lacag ha u baahnaado, kolba anigu wax u diri maayo”.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baahnow ↴
baahnaansho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg