Baahsan
Qaabnaxa: Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4 Isrogrogga: (-naa, -nayd)Wax la baahiyay ahaansho (war).
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baahsan ↴
baahsanaan | baahsanaansho | mawjad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg