Baalbaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Macmacaan ka samaysan bur, sonkor iyo ukun oo sida baalka oo kale loo googooyay oo saliid lagu dubay.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baalbaal


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg