Baali

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-iyo, m.l)

Qof dumar ah oo aan daryeelin nadaafadda nafteeda, hugeeda, aqalkeeda iwm; areebo.

Baali

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Wax duug noqday muddo dheer dabadeed (dhar iwm).

Baali

Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Koofiyad, gammuun iwm. baal u yeelid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baali

yabaalid | qaarxabaalid | sabaali | sabaalin | tabaalicid | waagii mesosooik | xabaalid | abaali | areebo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg