Baallacad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ddo, m.l)Nooc warmaha yaryar ka mid ah oo aan caarad dhuuban lahayn, lehna af ballaaran iyo tiir weyn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baallacad ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg