Baandho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Isku qasidda ranka iyo biigga turubka. ld baandhayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baandho

baandhayn | baandhee |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg