Baanji

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Baaris aan xasillooni iyo nidaam lahayn. ld baanjiyid.

Baanji

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)

Si aan xasilooni iyo nidaam lahayn wax u baarid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baanji

baanjiyid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg