Baantow
Qaabnaxa: Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate Isrogrogga:B. ah: dibi dad dil ah oo cidla-joognimo ku abaaday muddo. ld baantoy.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baantow ↴
baantoy |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg