Baaqo

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-qday, -qatay)

1. Meel tegiddeeda ka maqnaan. 2. Ka b.: wax waqtigii loogu talaggalay dib uga dhicid. Tus. “Shirkii wuu baaqday”.

Ibaaqo*

Biyaha dareenka ku yimaad ee xubinta taranka ragga kasoo baxa .shahwo .mani


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baaqo

baaqasho | dibbaaqo | dubaaqo | sibbaaqo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg