Baarashuud
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-dyo, m.dh)Dallad weyn, maro ka samaysan oo diyaaradaha looga soo boodo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baarashuud ↴
dallaayad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg