baasto
(m.dh)Cunto ka samaysan bur la qallajijey oo qaabab kala duwan leh oo la cuno.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baasto ↴
baastoolad [m.dh]
ld bastoolad.
bastoolad [m.dh] (-do, m.l)
Hubka fudud nooc ka mid ah, xabbado ka dhacaan, jeebka lagu qaadan karo oo gacanta laga rido. ld baastoolad.
garcadde [m.l]
Bariid ama baasto aan sanuunad ama suugo lahayn oo caano ama iidaan kale lagu daray. ld gaarcadd.
sefed [m.dh] (-do, m.l)
Wax meel laga gurayo oo meel kale la gaynayo inta hal mar la dejiyo: maqaasiinkii waxaa la keenay sefed baasto ah.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg