Badanaa

Qaabnaxa: Falkaab | Adverb Isrogrogga:

Inta badan, marar badan, aalaa. Tus. “Birtu badanaa way mirirtaa”.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga badanaa

ubbo | aalaa | naa | kaadigubasho | kaaki | laacayaal | naatariyam-koloraydh | oogo-dhul | oomane | qaaddo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg