Naa

Qaabnaxa: Urur Jagaale | Collective Ordinal Isrogrogga:

Erey qof dumar ah loogu dhawaaqo ama loogu yeero ama lagu soo jeediyo; magac ayaa badanaa ka dabadhaca. Tus. “Naa Kaaha!”, “Naa Ubax”. ld naayaa. naayaa


Naalo*

Ukun ama bayd


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga naa

aabburnaan | aabburnaansho | aaddanaan | aaddanaansho | aafeysnaan | aafeysnaansho | ib | ibadaboole | ibagorayee | ibagorayeysnaan |
ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg