Badhan

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-amo, m.dh)

Shey yar oo caag, bir iwm ka samaysan, wareegsan xalleefsan daloollo leh oo dharka la gashado meelo gaar ah looga tolo si uu dacalladooda isugu qabto; galuus.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga badhan

guluus |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg