Badraan

Qaabnaxa: Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Qof isla weyni iyo kibir badan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga badraan

badraannimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg