Bahaldile

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-layaal, m.dh)

1. Nin qolo ama col wada oo ugu horreeya xagga geesinnimada iyo dagaalka. 2. Nin beel madax u ah. ld bahaldileen.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bahaldile

bahaldileen |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg