Bahwadaag

Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:

1. Walaalo isku hooyo ah aan isku aabbo ahayn. 2. Dad, ummad, iwm oo isgaashaanbuursi ka dhexeeyo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bahwadaag


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg