Baji
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Cid cabsi gelin. 2. Wax sida ukun iwm. jebin. 3. Bujin.
Baji
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)ld boji.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baji ↴
ibajiiqo | ibajitaysan | ibajitaysnaan | ibajitaysnaansho | ibajito | ibajitoobid | ibajitow | xabbaji | xabbajin | xabbajis |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg