Bakad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-dyo, m.dh)Dhul bannaan oo aan dhir la dugsado lahayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bakad ↴
bakade |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg