Balaasmoodiya
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-ayaal, m.l/dh)(baay.) Qayb ka mid ah borotosowa oo ku dul nool unugyada cascas ee dhiigga iyo unugyada beerka ee dadka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga balaasmoodiya ↴
balaasmoodiyam |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg