Balalo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Bacaroor. 2. Cudur xoolaha ku dhaca markay daaqaan geedka balalada. 3. Xoolo ceel la keenay oo yeel la'aan awgeed baryo lagu waraabshey.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga balalo ↴
bacaroor | balaloo | balalood |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg