Balqan-keene
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nayaal, m.l/dh)(daaw.) Dawo badinaysa sii deynta calyada ee neefmareennada taaso sahleysa qufaca. Waxaana lagu daraa dawooyinka qufaca; waxayna ka falgashaa kordhinta sii deynta dhuumaha neefta, wayna jilcisaa xaakada.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga balqan-keene ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg