Bandow

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Amar dowladeed oo ku xukumayo dad magaalo deggan inaanay isu socon waqti go'an nabadgalyo awgeed. ld bandoo.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bandow

bandoo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg