Banji-bidooh

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-hyo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu cayaaro dhinac labo dhibcood ku leh, dhinaca kalena ku leh shan dhibcood. ld dooh-bibanji.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga banji-bidooh

dooh-bibanji |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg