Banji-bishiish

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shyo, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga lagu ciyaaro dhinac shan dhibcood ku leh, dhinaca kalena lix. ld biish-bishiish, shiish-bibanji, shiish-bibiish.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga banji-bishiish

shiish-bibanji |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg