Banmar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Cudur caaliriya candho neef markaa dhalay oo ka yimaadda nadaafaddarro. 2. ld banmarid.
Banmar
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Candho neef markaa dhalay nadaafaddarro awgeed caalirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga banmar ↴
banmari | banmarid | banmarin | banmaris |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg