banmari
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Neef markaa dhalay banmar ku ridid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh banmari ↴
banmar [m.l]
1. Cudur caaliriya candho neef markaa dhalay oo ka yimaadda nadaafaddarro. 2. ld banmarid.
banmarid [m.f.dh]
eeg banmar². ld banmar¹ (2).
banmarin [m.f.dh]
eeg banmari. ld banmaris.
banmaris [m.dh]
ld banmarin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg