Bannaan-fatah

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(jool.) Dhul siman oo webi saaran oo ka samaysmay tuullimaadyada xaabka webigu uu sido.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bannaan-fatah


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg