Baqalye

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

Jaad ka mid ah haadda hilibcunka ah oo galleyrka u eg, lehna midab ciira ah lugahana u cas. ld baqalyo, baqaye.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baqalye

baqalyo | baqaye |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg