baqool
(m.l)

Safar duhurkii la socdo; dhalandhool. ld baqoolid.

baqool
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oolay, -ooshay)

Duhur, socod gelid. ld boqool².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baqool

baqoole [m.l]
Socodka duhurkii la socdo. ld baqoolid.

baqooli [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Nafley, duhur socodsiin. ld baqoolsii, boqooli, boqoolsii.

baqoolid [m.f.dh]
eeg baqool². ld baqool¹, baqoole, boqool¹, boqoole, boqoolid.

baqoolin [m.f.dh]
eeg baqooli. ld baqoolis, baqoolsiin, baqoolsiin, boqoolin, boqool.

baqoolis [m.dh]
ld baqoolin.

baqoolsii [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iiyay, -iisay)
ld baqooli.

baqoolsiin [m.l]
ld baqoolin.

baqoolsiis [m.l]
ld baqoolin.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg