baqshiish
(m.l)Hanti yar oo qof adeegay farxin ahaan loo siiyo.
baqshiish
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-shay, -shtay)Qof adeegay, farxin ahaan hanti yar siin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baqshiish ↴
baqshiishid [m.f.dh]
eeg baqshiish².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg