Baqti-afuuf
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Diqsi waaweynoo aan laga waayin meesha baqti yaal. 2. B. ah: qof wax aan qiimo lahayn bunbuuniya. ld bakhti-afuuf¹.
Baqti-afuuf
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)1. Wax aan qiimo lahaayn buunbuunin. 2. Nafley aad u liidata taakulo dheerad ah siin si ay u noolato. ld bakhti-afuuf².
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baqti-afuuf ↴
bakhti-afuuf | bakhti-afuuf | bakhti-afuufid | baqti-afuufid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg