baqtiggowrac
(m.l)

Colaad aad u xumaata oo inta xeerka wanaagsan oo dagaalka laga gudbo, dadka nool daaye, kuwa dhinta la foolxumeeyo (gowrac, addimo ka goyn iwm); baqtiwareen. ld bakhtiggowrac¹.

baqtiggowrac
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday; -rici)

Baqtigowrac ku kicid. ld bakhtiggowrac².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baqtiggowrac

bakhtiggowrac [m.l]
ld baqtiggowrac¹.

bakhtiggowrac [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
ld baqtiggowrac².

bakhtiggowracid [m.dh]
ld baqtiggowracid.

baqtiggowracid [m.f.dh]
eeg baqtiggowrac².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg