Baqtiyaanasiib

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)

Ciyaar dadka ka qeyb gala intooda nasiibka leh wax ka helaan. ld bakhtiyaanasiib.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baqtiyaanasiib

bakhtiyaanasiib | qorituur | qorituur |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg