Baraarshishi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Sabeen asooshay iyadoo aan gaarin da'dii ay ku rimi lahayd. 2. ld baraarshishiyid.
Baraarshishi
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)Sabeen iyadoo aan gaarin da'dii ay ku rimi lahayd asoolid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baraarshishi ↴
baraarshishiyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg