barabbax
(m.l)

(fiis.) 1. (dareere) Xaddiga dareeraha ah ee barabaxay marka walax idilikeed ama qaarkeed la dhexgaliyo dareere. 2. (Socod) Isbedelka meeleed. Fogaanta walaxi ka dhaqaaqday meeshii ay taagnayd. Marka xoog dhaqaajinaya uu falayo.

barabbax
(m.l)

ld barabbixid.

barabbax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday; -bixi)

Barada lagu koray ka bixid; barakac.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barabbax

barabbixid [m.f.dh]
eeg barabbax². ld barabbax¹.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg