Baradhacso

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-saday, -satay)

Si kala daadsanaan ah u fariisasho (qof).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga baradhacso

baradhacsasho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg