Barafayn

Qaabnaxa: Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine Isrogrogga:

(jool.) Daboolidda uu meel daboolo, ama hawsha uu ka qabto, baraf goglan, ama barafweyne.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barafayn


Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg