barakee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-keeyay, -kaysay)1. Wax barako u yeelid (Eebbe). 2. Cunno wax yar ka cunid. 3. Hanti yar tashiilid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh barakee ↴
barakayn [m.f.dh]
eeg barakee.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg