Barakow
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-oobay, -owday; -oobi)1. Wax barako yeelasho. 2. Wax tarmid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga barakow ↴
barakoobid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg