baraley
(m.dh)Nooc kabdaha ka mid ah oo lagu naqshadeeyay mayrax ama dun midabbo kala duwan leh.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baraley ↴
sheekabaraley [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Hadal ama sheeko aan runta ku fadhiyin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg